Liiska Xidigaha loo joojiyay Ciyaartii Brazil iyo Argentin ee Garoonka laga kaxeestay

Ciyaarta u dhexeysa Brazil iyo Argentina ayaa la hakiyay ka dib markii madaxda caafimaadka Brazil ay joojiyeen ciyaarta. Saraakiishu waxay kaxeysteen ciyaartooyda ka dib markii seddex xiddigood oo Premier league ah aysan dhammaystirin is -karantiil khasab ah markii ay soo galeen waddanka. Emi Martinez, Cristian Romero iyo Giovani Lo Celso ayaa dhamaantood ku soo bilowday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII