Liiska: Xulka France ee Isreeb-reebka Koobka Aduun oo lagu dhawaaqay Benzema oo Hogaaminaya

Tababare Didier Deschamps ayaa maanta ku dhawaaqay xulka France ee isreeb -reebka Koobka Adduunka ee soo socda isagoo wata afar ciyaartoy oo cusub, boosna uma hayo weeraryahankii hore ee Olivier Giroud. Giroud ayaa ah ciyaaryahanka labaad ee ugu goolasha badan xulka France isagoo leh 46 gool, laakiin 34 jirka weerarka uga ciyaara AC Milan ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII