Liiska: Xulka Portugal ee Isreeb-reebka Koobka Aduunka oo lagu dhawaaqay, Ronaldo oo Hogaaminaya

Xulka qaranka Portugal ee ka qayb-gelaya kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka ee horraanta bisha September ee foodda inagu soo haysa ayaa la soo saaray, waxaana uu tababare Fernando Santos uu go’aan ka qaatay xiddiga qarankiisa ahna kabtanka ee Cristiano Ronaldo. Fernando Santos ayaa shaaciyey 25 ciyaaroy oo uu u xushay kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka oo ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII