Lionel Messi Oo Afka Furtay Kana Hadlay Ku Guulaysiga Copa America 2021.

Shalay waxay ahayd habeen taariikhi ah isla markaana taariikh ku leh nolosha Lionel Messi, ka dib markii halyeeyga Barcelona uu ugu dambeyn ku guuleystay tartanka Copa America oo uu kula guulaystay xulka qarankiisa. Argentina ayaa ku guulaystay koobka Copa America kadib markii ay garaaceen xulka Brazil iyaga oo koobka ku qaaday garoonka taariikhiga ah ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII