Lionel Messi Oo Bar-Bareeyay Rikoodh Laga Dhigay Xulka Argentina.

Halyeeyga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa barbareeyay rikoorkii Javier Mascherano ee 147 kulan uu u ciyaaray xulka qarankiisa kulankii Copa America ee ay ka badiyeen Paraguay. Messi ayaa ku bilowday shaxda Argentine waxana uu xulkiisa ku hogaamiyay guul 1/0 ah iyaga oo uu goolka u dhaliyay xiddiga Aljandro Gomez kaas oo goolka dhaliyay daqiiqadii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII