Lionel Messi Oo Barcelona Ka Caawinaya Saxiixa Erling Haaland, Qaab Noocee Ah?

Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu ku wargaliyay Barcelona inuu diyaar u yahay inuu aqbalo mushahar dhimis si uu uga caawiyo kooxda inay la soo saxiixato Xiddiga Borussia Dortmund Erling Braut Haaland. Heshiiska xiddiga reer Argentine ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan laakiin waxa la sheegayaa in uu kooxda u saxixi doono heshiis cusub […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII