Lionel Messi Oo Dheeraystay Rikoodhkiisa Laadka Xorta Ah, Imisa Ayuu Dhaliyay?

Lionel Messi ayaa dhaliyay laadkiisii xorta ahaa ee 50-aad ee xirfadiisa ciyaareed intii uu joogay kooxda Barcelona guushii ay kooxdiisu 3/2 ka gaadhay kooxda Valencia Axadii. Goolkaas laadka xorta ahaa ayaa ahaa laadkii xorta ahaa ee 3-aad xilli ciyaareedkan kadib markii uu ka dhaliyay kooxaga Granada iyo Athletic Bilbao. Sidoo kale laadkaas xorta ahaa ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII