Lionel Messi oo gaaray Paris ka hor inta uusan heshiis u saxiixin Paris Saint-Germain

Xiddiga ku guuleystay lix jeer Ballon d’Or Lionel Messi ayaa gaaray Paris ka hor inta uusan u saxiixin Paris Saint-Germain heshiis labo sano ah xagaagan. 34 jirkaan ayaa ka tagaya Barcelona ka dib 21 sano oo guulo waa weyn uu ku qaatay kooxda reer Catalan, kuwaasoo awoodi waayay inay dib ula saxiixdaan weeraryahanka sababo la xiriira “caqabado dhaqaale iyo qaab dhismeed” . […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII