Lionel Messi Oo Ka Hadlay Guushii Muhiimk Ahayd Ee Uu Xulkiisu Ka Gaadhay Uruguay.

Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa u dabaaldegay guushii dalkiisu ka gaadhay Uruguay kulan ka tirsanaa tartanka Copa America kuna badiyeen 1/0. Xulka Argentina ayaa gaadhay guushii ugu horaysay ee tartanka Copa America kadib markii ay bar-baro galeen kulankii hore ee tartanka Euro 2020. Xiddiga Lionel Messi ayaa sidii caadada ahayd door weyn ka qaatay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII