Lionel Messi Oo Ka Hadlay Guushii Uu Xulkiisu Ka Gaadhay Ecuador

Lionel Messi ayaa ku faraxsan in Argentina ay awood u yeelatay inay ka gudbto wax uu ku tilmaamay ciyaar adag, madaama ay 3-0 kaga badiyeen Ecuador si ay ugu gudbaan semi-finalka Copa America. Inkasta oo uu xulkiisu ku badiyay 3/0 hadana Xiddiga No.10 ayaa sheegay in ay ciyaartu ahayd mid adag oo ayna goolasha ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII