Lionel Messi Oo Qaaday Talaabo U Dhawaynaysa In Uu Heshiis Cusub Cusub U Saxiixo Barcelona.

Lionel Messi ayaa ogolaaday in la dhimo mushahar aad u fara badan si uu baaqi ugu sii ahaado Barcelona waxaana uu saxiixi doonaa heshiis shan sano ah maalmaha soo socda, sida ay wararku sheegayaan. Messi ayaa ahaa xiddig xor ah tan ilaa markii uu dhacay heshiiskiisu 30 bishii June waxana si weyn loola xidhiidhinayay kooxaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII