Lionel Messi Oo Ugu Dambayn Meel Saaray Mustaqbalkiisa Barcelona, Maxaa Cusub

Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu soo afjarayo murankii badnaa ee ku jiray mustaqbalkiisa kooxda Barcelona isaga oo qalinka ku duugaya heshiis cusub oo 2 sano ah oo uu kula joogi doono Barcelona. Mustaqbalka xiddiga 6-da jeer ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or ayuu shaki ku jiray bilihii ugu dambeeyay kadib markii uu isku dayay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII