Liverpool, Chelsea Mise Leicester City? Supercomputer Oo Sameeyay Saadaashii Ugu Dambaysay Ee Kooxaha Ku Dhamaysan Doona 4-ta Boos Ee Ugu Sareeya Premeir League

Guushii ugu horaysay ee uu Jurgen Klopp ka gaadhay Old Trafford ayaa Reds dib ugu soo celisay rajadooda ku dhamaysiga 4-ta boos ee ugu sareeya horyaalka premier League xilli ciyaareedkan xilli kulamo yar ka hadhsantahay dhamaadka xilli ciyaareedkan. Reds ayaa guul soo laabasho leh oo 4/2 ah ka gaadhay Man United waxana ay haatan ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII