Liverpool & Man United Oo Rikoodh Xun Ka Dhigay Euro 2020 Inkasta Oo Ayna Ciyaarayn Iyagu, Qaab Noocee Ah?

Xulka Qaranka England ayaa guul dirqi ah ka gaadhay xulka Croatia kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka Euro 2020 kaas oo ka dhacay garoonka Wembley. Kooxaha Liverpool iyo Man United ayaa rikoodh xun ka dhigay tartanka Euro 2020 inkasta oo ayna iyagu ka qayb galayn tartanka oo ay kaliya xulalku ciyaarayaan. Hadana Arintaas ayaan Liverpool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII