Liverpool oo Arsenal ku wargalisay Qiimaha ay ku heli karto Xidiga Alex Oxlade-Chamberlain

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ku wargelisay Arsenal inaysan diyaar u ahayn inay Alex Oxlade-Chamberlain ku soo celiso Emirates Stadium qiimo jaban. 28 jirkaan ayaa dhawaan lala xiriirinayay inuu si lama filaan ah ugu laabanayo Arsenal, halkaasoo uu ku qaatay lix xilli ciyaareed ka hor inta uusan Reds ugu soo biirin 35 milyan oo ginni bishii August 2017. Oxlade-Chamberlain ayaa ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII