Liverpool Oo Badisay Laba Kulan Oo Xidhiidh Ah Oo Ay Ciyaartay

Kooxda Liverpool ayaa sii waday kulamadeeda isku diyaarinta xilli ciyaareedka iyada oo ciyaartay laba kulan oo min 60 daqiiqo ah lana ciyaartay kooxda Serie A-da ee Bologna. Liverpool ayaa labada ciyaarood ku kala ciyaartay laba shaxdood iyada oo uu Jurgen Klopp fursad siiyay dhamaan xiddigaha la jooga ee tababarka kala qayb qaadanayay todobaadyadii ugu dambeeyay. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII