Liverpool oo bilaabi doonta bisha Janaayo dalabka xiddiga RB Salzburg Karim Adeyemi

Liverpool ayaa si dhab ah ugu dhaqaaqaysa saxiixa weeraryahanka RB Salzburg Karim Adeyemi. Mundo Deportivo ayaa sheegeysa in Liverpool ay daawaneyso xiddiga heerka caalami ee xulka Jarmalka xilli ciyaareedkan, inkastoo Barcelona ay sidoo kale xiiseyneyso. Daily Express ayaa ku warameyaa in kooxda Reds ay haatan qorsheyneyso inay dalab u dirto Adeyemi biah January. Reds ayaa diyaar u ah inay dhaqaaqdo ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII