Liverpool oo bilowday wadahadalo ku aadan weeraryahanka Kooxda Barcelona Ousmane Dembele

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay haatanba bilowday wadahadaladii ay kula soo saxiixan lahayd weeraryahanka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele si xor ah xagaaga dambe. Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ayaa qandaraaska ka dhacaya Nou Camp dhammaadka ololahan waxaana la sheegay in wakiiladiisa ay durba dhegeysanayaan xiisaha kooxaha mustaqbalka ee suurtogalka ah. Sida laga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII