Liverpool oo dhaawac kasoo gaaray Mid kamid ah Xidigaha muhiimka u ah kooxda

Diogo Jota ayaa halis ugu jira inuu seego kulanka Premier League ee Liverpool ay sabtida la yeelan doonto Watford ka dib markii uu dhaawac soo gaaray isagoo gudanaya waajibaadka xulkiisa Portugal. Weeraryahanka ayaan la tababarin saaxiibadiisa kale ee caalamiga ah maalmihii ugu dambeeyay waxaana uu dhaawac ku seegay kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Qatar. Jota […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII