Liverpool Oo Diyaar u ah In Ay Iska IIbiso Naby Keita, Sabab.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay iska iibiso xiddiga khadka dhexe ee Naby Keita suuqa xagaagan. Xiddiga 26 jirka ah ayaa ku dhibaatooday dhaawacyo tan ilaa markii uu yimid Liverpool xagaagii 2018 isaga oo aan kulamo badan u ciyaarin kooxda Liverpool. Xiddiga khadka dhexe ayaa kaliya 10 kulan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII