Liverpool Oo Diyaarinaysa Dalab Rasmi Ah Oo Ay Ka Gudbinayso Xiddig U Ciyaara Atletico Madrid.

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay hogaamineyso Tartanka loogu saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez. Heshiiska xiddiga reer Spain ee Atletico Madrid ayaa dhici doona ilaa xagaaga 2026 laakiin xiddiga ayaa ku dhibaatooday in uu si joogto ah ugu ciyaara kooxda xilli ciyaareedkii hore taas oo keentay in ay Atletico Madrid diyaar […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII