Liverpool Oo Franck Kessie U Soo Bandhigtay Heshiis Uu Ku Iman Karo Anfield.

Liverpool ayaa u soo bandhigtay Franck Kessie fursad uu ku seddex jibaro mushaharkiisa hadii uu diido qandaraas cusub oo uu kula joogo AC Milan isla markaana uu si xor ah ugu dhaqaaqo Reds xagaaga soo socda, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Italy. Liverpool ayaa suuqa ugu jirta xiddig khadka dhexe ah kadib markii uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII