Liverpool Oo Garaacday Kooxda Mainz Kulankeedii 2-aad Ee Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Liverpool ayaa guul dirqi ah ka gaadhay kooxda Mainz kulan ka tirsanaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee labada kooxood. Klopp ayaa laba shaxood oo kala duwan ku soo galay kulanka iyada oo uu soo qadimay shax ay u badanyihiin xiddigaha kooxda 1-aad isaga oo fursad siinayay dhamaan xiddigaha tababarka qaatay. Kooxda Mainz ayaa iska […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII