Liverpool Oo Go’aan Ka Gaadhay Ka Qayb Qaadashada Mohamed Salah Ee Ciyaaraha Olympics

Kooxda Liverpool ayaa xulka Masar u diiday in uu Mohamed Salah ka qayb galo tartanka Olympics Iyaga oo xiddiga u sheegay in uu soo xaadiro tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub bisha dambe. Reds ayaa diiday dalabkii xulka Masar ee ahaa in uu Salah u matalo dalkiisa ciyaaraha Olympics ee ka bilaaban doona dalka Japan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII