Liverpool Oo Go’aan Ka Gaadhay Kulankii Man United Ee La Baajiyay, Kadib Markii FA-gu U Sheegay In Lagu Abaalmarin Karo 3-da Dhibcood Ee Kulanka.

Kooxda Liverpool ayaa go’aan ka gaadhay kulankii ay la ciyaari lahayd ee la baajiyay kana tirsanaa horyaalka premier League ee Axadii la soo dhaafay. Kulanka ayaa ka dhici lahaa Old Trafford kulan ka tirsanaa todobaadkii 34-aad ee horyaalka premier League laakiin kulanka ayaa la baajiyay sabab la xidhiidha mudaharaad waali ah oo ka dhacay gudaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII