Liverpool Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Naby Keita.

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay u furantahay fikirka ah in uu Naby Keita ka tago kooxda marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga. 26 jirkaan ayaa inta badan ku dhibtooday taam ahaanshaha tan iyo markii uu yimid garoonka Anfield sanadkii 2018 isaa oo ay soo gaadheen dhaawacyo badan. Keita ayaa ciyaaray kaliya 16 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII