Liverpool oo guul 3-0 ka gaartay kooxda Leeds United, Mo Salah oo Shabaqa soo taabtay, Shaxda Kulanka

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa gaadhay guusheedii saddexaad ee xilli ciyaareedkan bilowga  ah kaddib markii ay 3-0 kaga soo adkaatay toban ciyaartoy oo Leeds United ah oo ay marti ugu ahayd Elland Road. Mohamed Salah ayaa Liverpool hoggaanka u dhiibay waqti hore, waxaana midka labaad ku daray Fabinho bilowga qaybta labaad iyadoo ay Leeds ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII