Liverpool oo guul daro 3-0 dhabarka u saarisay Kooxda Norwich City, T. Minamino oo labo mar Shabaqa soo taabtay

Divock Origi iyo Takumi Minamino ayaa u dhiibay Jurgen Klopp guul muhiim ah iyadoo Liverpool ay si dhib yar ku dhaaftay Norwich City ciyaar ku soo dhamaatay 3-0 oo ka tirsan koobka EFL Cup. Labada weeraryahan ayaa goolasha dhaliyey markii ugu horreysay xilli ciyaareedkan, Minamino oo laba jeer shabaqa soo taabtay ayaa daqiiqadii 4aad hogaanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII