Liverpool oo guul ka gaartay Kooxda Norwich City Kulankeeda Horyaalka Premier League

Liverpool ayaa guul muhiim ah kaga daah furatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay kooxda Norwich City 0-3, kulankooda ugu horreeyay xilli ciyaareedka cusub ee 2021-2022. Sharaxaada Ciyaarta Daqiiqadii 26-aad kooxda Liverpool ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 0-1 ka dhigay Diogo Jota, kaddib markii ay caawin kaga timid saaxiibkiis Mohamed Salah. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII