Liverpool oo isku diyaarineysa inay 88 milyan oo ginni ku dalbato xiddiga Barcelona Pedri

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay 88 milyan oo ginni kula soo wareegeyso xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Pedri , iyadoo tababaraha Reds Jurgen Klopp ay ka go’an tahay inuu xiddiga reer Spain keeno Anfield. 18 jirkaan ayaa Barcelona ka yimid Las Palmas xagaagii lasoo dhaafay laakiin wuxuu ciyaaryahan muhiim u ahaa kooxda Ronald Koeman […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII