Liverpool Oo Ka Jawaabtay Xiisaha Chelsea Ee Mohamed Salah.

Wargayska The Athletic ayaa shaaca ka qaaday mawqifka kooxda Liverpool ee xiisaha chelsea ee saxiixa Mohamed Salah marka la gaadho suuqa xagaaga. Mohamed Salah ayaa lala xidhiidhinayay kooxda chelsea maalmihii ugu dambeeyay kadib markii uu wargayska Bild sheegay in uu Thomas Tuchel doonayso saxiixa xiddiga reer Masar. Salah ayaa horay ugu soo ciyaaray kooxda Chelsea […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII