Liverpool Oo Ka Mid Ah Saddex Koox Oo Lala Xidhiidhinayo Philippe Coutinho

Kooxda Liverpool ayaa ka mid ah 3 kooxood oo lala xidhiidhinayo xiddiga Philippe Coutinho kaas oo doonaya in uu isaga baxsado dhibaatada Barcelona sida ay sheegayaan wararku. Philippe Coutinho ayaan wax kulan ah u ciyaarin Barcelona sanadkii 2021 isaga oo ku dhibaatoonayay dhaawac jilibka ah. Barcelona ayaa sanadihii ugu dambeeyay doonaysay in ay iska iibiso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII