Liverpool Oo Ku Biirtay Baacsiga Xiddig Wacdaro Ka Dhigay Tartankiis Euro 2002.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay ku biirtay baacsiga loogu jiro saxixia xiddiga khadka dhexe ee kooxda Sassuolo Manuel Locatelli. Locatelli ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah tartankii euro 2020 isaga oo xulkiisa Italy kula guulastay tartanka. Qaab ciyaareedka xiddiga ayaa soo jiitay kooxo dhawr ah oo reer yurub ah kana mid […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII