Liverpool oo kula biirtay Manchester United, iyo Tottenham Hotspur Saxiixa Noni Madueke

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay ku biirtay kooxaha si gaar ah isha ugu haya xiddiga kooxda PSV Eindhoven Noni Madueke . 19 jirkaan ayaa yimid Netherlands ka dib markii uu ka tagay Tottenham Hotspur xagaagii 2018, wuxuuna ku riyaaqay olole horumarineed oo aad u wanaagsan xilli ciyaareedkii hore. Madueke wuxuu dhaliyay sagaal gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII