Liverpool oo kula biirtay Manchester United, Manchester City, Chelsea tartanka Declan Rice

Liverpool , Manchester City , Manchester United iyo Chelsea ayaa dhamaantood diiwan galiyay xiisaha ay u qabaan saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee West Ham United Declan Rice , sida lagu sheegay warbixin goor dhow la shaaciyay. 22 jirkaan ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo garoonka London Stadium inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga, laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII