Liverpool Oo Loo Sheegay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karto Saxiixa Florian Neuhaus

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in lagu wargaliyay inay iska bixiso lacag dhan 40 milyan oo euro hadii ay doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Florian Neuhaus suuqa xagaaga. Iyada oo Reds iska fasaxayso Georginio Wijnaldum  marka uu dhoco heshiiskiisu Klopp ayaa isku diyaarinaya in uu helo badalkiisa xilli ciyaareedka cusub. Xiddiga khadka dhexe ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII