Liverpool Oo Loo Sheegay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karto Saxiixa Sergej Milinkovic-Savic

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay bixin doonto 80 milyan oo euro haddii ay doonayaan inay la soo wareegaan xiddiga khadka dhexe ee Lazio Sergej Milinkovic-Savic xagaagan. Jurgen Klopp ayaa suuqa ugu jira khad dhexe oo cusub kadib markii uu Georginio Wijnaldum doortay in uu si xor ah ugu biiro Paris Saint-Germain. Magaca Milinkovic-Savic ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII