Liverpool Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iibiso Mohamed Salah & Sababta Oo La Sharaxay.

Goolhayihii hore ee Liverpool David James ayaa kooxdiisii hore iyo Tababare Jurgen kula taliyay in ay iska iibiyaan Mohamed Salah suuqa xagaaga si ay u helaan lacag ay kooxda dib ugu dhisaan. Salah ayaa mar kale xilli ciyaareedka ku dhamaystay gool dhaliyaha kooxda isaga oo dhaliyay 31 gool tartamada oo dhan waliba maalintii ugu dambaysay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII