Liverpool oo loo sheegay Qiimaha ay Bixineyso si ay u hesho Pedro Goncalves

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ogaatay inay ku qaadan doonto dalab 67 milyan ginni ah si ay ula soo saxiixato kubad sameeyaha Sporting Lisbon Pedro Goncalves . Isagoo ka caawiyay Sporting inay ku guuleysato horyaalka Portugal xilli ciyaareedkii hore, 23 jirkaan ayaa dhaliyay seddex gool lix kulan oo horyaalka ah bilowgii ololahan. Isagoo ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII