Liverpool oo Miisaaniyada Sanadka danbe ku dartay Xidiga Kylian Mbappe

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa isku diyaarineysa inay miisaaniyadda sanadka danbe ku darto xidiga kooxda Paris Saint-Germain Kylian Mbappe . Xiddiga reer France ee ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa lagu wadaa inuu noqdo wakiil xor ah dhammaadka xilli ciyaareedkan welina ma uusan oggolaan inuu qandaraas cusub u saxiixo Parc des Princes. Real Madrid ayaa weli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII