Liverpool Oo Qiimo Aad U jaban Ku Heli Karta Xiddig U Soo Ciyaaray Arsenal.

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay xagaaga u dhaqaaqdo Xiddiga khadka dhexe ee Juventus Aaron Ramsey. Kadib markii ay ku fashilantay in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum, Liverpool ayaa la filayaa inay xagaaga si bilaash ah ku weyso xiddiga reer Holland. Sida laga soo xigtay Tutto […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII