Liverpool oo qorsheysay Waqtiga ay lasoo saxiixaneyso Xidiga Brozovic

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Inter Milan Marcelo Brozovic bartilmaameedka suuqa ee 2022. In kasta oo ay Georginio Wijnaldum beeca xorta ah ku wayday horaantii xagaagan, haddana Liverpool weli ma la soo saxiixan badalka tooska ah ee xiddiga reer Netherlands. Sida ay hadda tahay, waxay u muuqataa in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII