Liverpool oo Shaacisay Dhaawaca Thiago Alcantara iyo Kulamada uu Maqnaanayo

Thiago Alcantara ayaa seegi doona kulamada ay Liverpool la yeelan doonto Norwich iyo Brentford sababtuna waa dhaawac kubka ah oo soo gaaray kulankii Crystal Palace. Xiddiga heerka caalami ee dalka Spain ayaa laga saaray qeybtii labaad ee kulankii Sabtidii ay 3-0 kaga badiyeen Anfield. In kasta oo Liverpool ay sugayso natiijooyin baaritaan dheeri ah, Thiago […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII