Liverpool oo Shaacisay Liiska Xidigaha u matalaya Wareega Group-yada ee Champions League-ga

Liverpool ayaa soo saartay liiska ciyaartoydeeda wareegga hore ee Group-yada tartanka Champions League, waxaana safka hore kaga jira laacibka da’da  yar ee Harvey Elliott oo wacdaro ka dhigay kulamadii horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan. 18 jirkan ayaa lagu daray liiska ciyaartoyda waaweyn iyadoo ay kooxdu xaq u lahayd inay ku darto liiska da’yarta ee  […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII