Liverpool Oo Si Dhab Ah U Doonaysa Xiddig Wacdaro Ka Dhigay Euro 2020.

Wargeyska Faransiiska, L’Equipe, ayaa xaqiijiyay in Liverpool ay si firfircoon u raadineyso inay la soo saxiixato xiddiga reer Portugal, Renato Sanches inta lagu jiro suuqa Xagaaga. Liverpool waxa ay wayday xiddiga khadka dhexe ee Georginho Wijnaldum kaas oo qaab xor ah uga tagay kooxda waxana ay suuqa ugu jirtaa badalkiisa oo ayna ilaa haatan helin. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII