Liverpool Oo Talaabo U Qaaday Saxiixa Yves Bissouma

Agaasimaha Kooxda Liverpool ee Michael Edwards ayaa lagu soo waramayaa in uu wadahadalo la furay kooxda Brighton iyaga oo ka doonaya saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Yves Bissouma. Xiddiga 24 jirka ah ayaa xiiso ka helaya kooxo badan oo Premier League ah kana mid yihiin Leicester City, Arsenal iyo kooxo kale laakiin Liverpool ayaa hogaaminaysa […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII