Liverpool oo wadahadalo heshiis cusub ah la furtay Xidiga Mohamed Salah

Photo@Reuters Liverpool ayaa wadahadalo heshiis cusub ah la furtay Mohamed Salah kaasi oo hada u muuqda mid muhiim u ah Kooxda. Weeraryahanka reer Masar – oo si weyn loogu tixgeliyo inuu ka mid yahay ciyaartoydii ugu muhiimsanaa kooxda Jurgen Klopp – wuxuu hadda qaataa 200,000 oo bound toddobaadkii oo socon doona ilaa xagaaga 2023 -ka. Wargayska Athletic ayaa sheegaya in ay Liverpool doonayso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII