Liverpool oo wadahadalo la furaysa laba Kamid ah Xidigaha Kooxda iyadoo wadahadalada Salah ay socdaan

Inkastoo Qandaraaska cusub ee Liverpool ee Salah uusan wali dhamaan. Majalada TheAthletic ayaa sheegeysa in Reds ay ku kalsoon tahay 29 jirka Mohamed Salah inuu saxiixi doono heshiis cusub kaas oo kusii hayn doona Merseyside ilaa 2025. Waxaana jira rajo laga qabo inuu raaci doono laba kale oo ka tirsan saaxiibadiisa kooxda. Wadahadalo ayaa u socda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII