Liverpool Oo Wadahadalo La Furtay Kooxda Lazio & Xiddiga Ay Ka Doonayso Oo La Ogaaday.

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir la sameysay Lazio si ay ula soo wareegaan Xiddiga khadka dhexe Sergej Milinkovic-Savic. Xiddiga 26 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo qaatay kooxda Lazio xilli ciyaareedkii hore isaga oo ku lug lahaa 17 gool horyaalka Serie A-da. Xiddia Sergej Milinkovic-Savic ayaa muddo dheer lala xidhiidhinayay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII