Liverpool Oo Wadahadalo La Furtay Kooxda Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya Tartanka Euro 2020.

Kooxda Liverpool ayaa wadahadalo Rasmi ah la furtay kooxda PSV ee Donyell Malen kaas oo ay doonayso in ay ku xoojiso weerarkeeda xilli ciyaareedka dambe. Xiddiga Donyell Malen ayaa lagu naanaysaa “Mohamed Salah-ha cusub” waxana uu qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay tartanka Euro 2020 oo uu kala qayb galayo tartanka Euro 2020. Liverpool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII